Dowlad howlgelisay 100 kun oo askari, sababo la xiriira bandowga COVID-19

Dowlada Faransiiska ayaa isku dubariday 100,000 oo boolis ah si ay u kala eryaan dadka isugu soo baxaya xafladaha lagu soo dhaweynayo sanadka cusub ayna u dhaqan galiyaan bandowga dalkaas ee cudurka Covid-19 la xiriira. Wasiirka arrimaha gudaha ee Faransiiska GĂ©rald Darmanin ayaa amray in bartamaha magaalooyinka la geeyo ciidamo muuqan kara laga bilaabo fiidnimadii … Continue reading Dowlad howlgelisay 100 kun oo askari, sababo la xiriira bandowga COVID-19